Saturday, May 2, 2026
28.5 C
Mogadishu

Arag Sawirro laga soo qaaday madaxdii Kismaayo isugu tagtay oo hadal heyn xoogan ka dhaliyay baraha bulshada!

Kismaayo (Halqaran.com) – Saacadihii ugu dambeeyay baraha bulshada waxaa qabsaday sawirro laga soo qaaday masuuliyiinta ku sugan Kismaayo, kuwaasi oo halkaasi u jooga ka qeyb galka caleema saarka madaxweynaha aqoonsiga aan ka heysan dowladda Soomaaliya.

Madaxda sawiradooda baraha bulshada qabsaday waxa ka mid ah madaxweynayaashii hore dalka soo maray iyo kuwa maamul gobolleedyada iyo mucaaradka oo uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Sawiradaan ayaa ah kuwa laga soo qaaday xilli ay ku jireen masaajid, iyagoo aqrinaayo qur’aanka Kariimka.

Haddaba Hoos ka daawo Sawirrada:

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...