Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG XASAASI: Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo Jawaab lama filaan ah...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Federaalka ah ee Soomaaliya oo Khudbad ka jeedinayey munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay Muqdisho...
XOG: Kulamo xasaasi ah oo Caawa ka socda magaalada Kismaayo (Maxaa...
Kismaayo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi...
DEG DEG: Mas’uul ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo Caawa la Dilay...
Jowhar (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya magaaladda Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle ayaa ku waramaya in caawa weerar Bambaano loo adeegsaday lagu qaaday Hoyga...
Warar cusub oo ka soo baxaya hoobiyeyaashii maanta lagu weeraray xarunta...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Hoobiyayaal maanta lagu weeraray Xarunta Xalane ay dagan Yihiin Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM.
Ilaa 3-hoobiyaye...
XASAASI + DAAWO VIDEO: Salaad Cali Jeelle oo dhulka ku jiiday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Siyasiyiinta Kismaayo uga qayb...
DAAWO SAWIRRO: Puntland oo markale soo bandhigtay ciidamo cusub oo ka...
Sanaag (Halqaran.com) – Waxaa maanta maamulka gobolka Sanaag ee Puntland uu shaaciyey in ay Puntland ku soo biireen saldhiggii iyo ciidamadii Somaliland u joogay ...







