Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
WAR CUSUB: Ciidamo tira badan oo MAREYKAN ah oo ku soo...
Oregon (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa qaar ka tirsan ciidamadeeda u soo dirtay Soomaaliya si ay ula dagaallamaan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Ciidanka Mareykanka ee ku...
AKHRISO: Farriinta Madaxweyne Farmaajo ee xasuuqii Isgoyska Zoobe
Muqdisho (Halqaran.com) - 14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan waynay boqollaal muwaadiniin ah oo u taagnaa dib...
DAAWO SAWIRRO: Sidee maanta looga Xusay MUQDISHO Xasuuqii argagaxa lahaa ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Isniintii maanta magaalada Muqdisho laga xusay xasuuqii ka dhacay Isgoyska Ex Zoobe 14-kii bishii October ee sanadkii 2017, xaasuuqaas oo...
Muxuu ahaa Ujeedkii laga lahaa raafkii maanta ka dhacay Jowhar &...
Jowhar (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee Maamulka Hirshabelle ayaa hawlgal raaf ahaa ka sameeyay xaafadda Hanti Wadaag ee Magaalada Jowhar, iyagoona ku soo qab...
WAR CUSUB: Xubnaha golaha Wakiillada Puntland oo go’aan culus ka qaatay...
Garoowe (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xubnaha golaha Wakiilada Puntland oo Axaddii shalay shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa ay...
DAAWO VIDEO: Taariikhdii Naxdinta Laheyd ee Ninkii Adduunka ugu dheeraa
https://youtu.be/h0r7y7x8bz0







