Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
ARAG SAWIRRADA: Siyaasiyiinta Kismaayo ku sugan oo Kulan Xasaasi ah la...
Kismaayo (Halqaran.com) - Siyaasiyiinta Magaalada Kismaayo kaga qaybgalay xafladdii caleemo saarka ee Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaaladaasi kula...
XOG XASAASI: Ogow Sababta Dhuusamareeb loogu dilay ninkii la sheegay inuu...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa nin la sheegay in uu qori AK47 ku hubeysnaa oo xalay lagu dilay Magaalada...
DAAWO VIDEO: Qiso Xanuun badan Wiilkii Soomaaliyeed ee lagu dilay London...
https://youtu.be/a0oMk6oLbHc
Maxaa ka jira in garoon cusub ay DF Soomaaliya ka dhiseyso...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay garoon cusub ka hirgelinayso Magaalada Muqdisho, inta ka harsan sanadkan sii...
Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal culus oo ka dhan ah...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ururka Al Shabaab, xilli deegaano badan ay haystaan...
Garyaqaan Aflagaado u geystay garsoorka Puntland oo maxkamad la horgeeyay!
Boosaaso (Halqaran.com) - Garyaqaan Muuse Cali Jaamac oo dhaliilay Hay’adda Garsoorka Puntland ayaa waxaa maanta la horkeenay Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Bari.
Ciidamada Booliska...







