Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

XOG: Kulamo xasaasi ah oo Caawa ka socda magaalada Kismaayo (Maxaa cusub oo aadan Ogeyn)?

Guriga Marida ee magaalada Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo looga hadlaayo Xaaladda Siyaasadda dalka.

Kulamadan ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka socda Siyaasiyiin xilal kala duwan kasoo qabtay Soomaaliya , Madaxweynaha Puntland iyo Kan Jubbaland.

Waxaa lagu waddaa in Madaxda ku sugan Kismaayo oo ay ku jiraan kuwo leh Miisaan siyaasadeed oo aad u culus in ay ku dhawaaqaan Isbaheysi looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya.

Madaxdii ka qeyb gashay Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa intooda badan ku sugan weli Magaalada Kismaayo.

Mar Walba isha ku haay mareegta Halqaran.com, si aad u hesho warar lagu kalsoonyahay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...