Tuesday, July 28, 2026
24.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan Mahad Salaad oo si adag uga hadlay weerarkii Hotel SYL,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib weerarkii xalay ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotel amnigiisa si wayn loo illaaliyo oo ku dhaw Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa Xildhibaan Mahad...
Editor

Booliska Kenya oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Shabakad Al-Shabaab

Nairobi (Halqaran.com) - Booliska waddanka Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen koox Al-Shabaab u qaabilsan qoridda iyo ka dhaadhicinta dhallinyarada fikradaha Al-Shabaab. Taliyaha...
Duuliye

Maamulka Hirshabelle oo War cad ka soo Saaray Arimaha Doorashoyinka...

Jawhar (Halqaran.com)- Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saareen, arrimaha ku aadan doorashooyinka dalka lagu qaban doono sanadka nagu soo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Lasoo Afjaray Weerarkii Hoteelka SYL

Muqisho (Halqaran.com) - Ciidamada Amniga ayaa Soo Gabagabeeyay Howlgalkii ay ka Wadeen Hotel SYL, Dhammaan 5-tii Dhagarqabe Ee Weerarka soo qaaday Waa La toogtay. Khasaaraha weerarka...
Editor

XOG CUSUB: Ciidamada DF Somaliya oo toogtay rag ka mid ah...

  Muqdisho (Halqaran.coom) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay toogasho ku dileen laba ka mid ah raggii soo weeraray Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho, waxayna...
Editor

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii lagu qaaday Hoteelka SYL iyo tirada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa Caawa weerar ku qaaday Hoteelka SYL oo ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya. Weerarka ayaa ku bilowday Bambaanooyin ay...