Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Faah-faahin cusub oo ku saabsan dagaalkii maanta ka dhacay gobolka...
Mudug (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaysa dagaal beeleed Isniintii maanta ka dhacay agagaar degmada Towfiiq iyo tuulada Afbarwaaqo ee bariga gobolka...
DHAGEYSO: Hanti dhowraha Qaranka oo Kashifay in Musuqa uu yahay dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cali Afgooye ayaa sheegay in musuq maasuqa uu dhibaatooyin badan ku yahay dowladnimada...
Sarkaal Al-Shabaab ah oo Duqeyn lala beegsaday & Wararkii ugu dambeyay
Saakow (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geystay ay ka dhacday degmadaasi.
Wararka...
XOG CUSUB: Maxaa ka Ogtahay tirada rasmiga ah ee ciidamada ITOOBIYA...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Ethiopia ayaa sheegtay tirada Ciidamadeeda ku jira gudaha Soomaaliya ee dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Danjiraha dalka...
DF Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo maanta ka shiray qorshaha dayn...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Shirka...
Maxay ahaayeen labada Hindise Sharciyeed oo ay maanta meel mariyeen Xildhibaannada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ku baaqay in si deg deg ah...







