Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Heshiis laga gaaray Khilaafkii ka taagnaa dhismaha maamulka Galmudug (Maxa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay ku shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha...
XOG: Faah-faahin ku saabsan weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Xerada Hiilweyne...
Balcad (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii xooganaa ee Xoogaga Al Shabaab ku qaadeen Xerada Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin...
WARBIXIN: Maxaa laga baran karaa weerarkii Hoteelka SYL ee Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerarkii abaabulnaa ee maleeshiyada Al Shabaab ku qaadeen Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa bannaanka keenay in Shabaabku uu bedelay taatikadii...
XOG: Wasiir Maareeye oo wax looga weydiinayo eedeymaha loo heysto Warbaahinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa waxaa looga yeeray Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa qoraal...
XOG: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta dhexmaray Madaxweynaha HirShabeelle Waare...
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa kulankoodii...
DAAWO SAWIRRO: Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah...
Afgooye (Halqaran.com) - Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay xaafado ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, halkaasi oo ay isaga barakaceen boqolaal qoys.
Boqolaal...







