Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: RW kheyre oo ka qeybgalay furitaanka Madasha Dooxa
Dooxa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha Dooxa.
Madasha Dooxa oo qorshuhu yahay in ay...
Muqdisho: Amarro cusub oo lagu soo rogay Koontaroollada Villa Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Amaro cusub ayaa lagu soo rogay Koontaroolada laga illaaliyo ammaanka Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, kadib weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Syl...
Carruur lagu biirin rabay Al-Shabaab oo gacanta lagu soo dhigay, sidee...
Siaya (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay badbaadiyeen shan carruur ah oo la doonayay in lagu biiriyo dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab Gobolka Siaya...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni‘ oo kulan muhiim ah la qaatay Wasiir ka...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caasimadda dalka Itoobiya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Itoobiya...
XOG CUSUB: Maxaa ka soo baxay Kulankii Nairobi ku dhexmaray Shariif...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hogaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran mudane...
Madaxweyne Farmaajo oo Daah furay manhajka wax barashada Dugsiyada Hoose...
Muqdisho (Halqaran.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka ayaa tilmaamay in Dowladda ay...







