Tuesday, July 28, 2026
24.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Guddoomiyaha BF Soomaaliya ‘Mursal’ oo magacaabay guddi cusub (Maxay ahaayeen)?

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Axada maanta magacaabay guddi cusub oo ku aadan fatahaadaha uu Webiga Shabeelle ka sameeyay Gobolka Shabellaha Hoose,...
Ahmed Mohamed

WAR DEG DEG: Qarax khasaare geystay oo caawa lagu weeraray Saldhiga...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa laba qarax oo is xig xiga lagu weeraray saldhiga bartamaha magaalada Gaalkacyo....
Duuliye

Ciidamada Ammaanka ee Dhuusamareeb oo Gacanta ku dhigay Wax yaabaha Qarxa+Sawiro

Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Ciidamada Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa inay Gacanta ku soo dhigay Waxyaabaha Qarxa kuwaas oo ku diyaarsanaa Meel...
Jama Sh. Yusuf

AKHRISO + SAWIRO: Nuxurka Khudbada RW Kheyre uu maanta Ka Jeediyay...

Dooxa (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga...
Editor

UPDATE: Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya oo ka hor-timid in la...

Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa diidday qorshe ay wadday Dowladda Kenya oo la xiriira in la xiro Xerada ugu weyn...
Jama Sh. Yusuf

SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Dooxa kulan kula yeeshay xoghayaha maaliyadda...

Dooxa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo...