Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo qaadacay Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane, Cabdirashiid...
Wasiir Maareeye oo maanta hortagaya Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya si...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Maareeye ayaa looga yeeray Xarunta Golaha Shacabka Somaliya, waxaana lagu wadaa inuu...
DAAWO SAWIRRO: Nabad Sugidda oo BaledXaawo ku soo bandhigtay Dad howlgal...
BaledXaawo (Halqaran.coom) - Ciidamada Nabad Suggida Degmada BaledXaawo ee Gobolka Gedo, ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmadaasi iyo tuulooyin hoostagga waxa ay...
Maxaa ka jira in mid ka mid ah saxiixayaashii Galmudug laga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Mid ka mid ah Odayaashii Dhaqanka ee saxiixay Galmudug ayaa waxaa laga saaray liiska Odayaasha Dhaqanka, ee lagu wado inay Magaalada...
Al-Shabaab oo galabta meel fagaaro ah ku toogtay Nin dhallinyaro ah,...
Qoryooley (Halqaran.com) - Al Shabaab ayaa Sabtidii galabta xukun dil ah ku fuliyay nin dhalinyaro ahaa, ka dib markii ay ku eedeeyeen in uu...
DF Somaliya iyo Hay’adda socdaalka Dunida (IOM) oo heshiis kala saxiiday
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Socdaalka Dunida (IOM) ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan xoojinta iyo ka wada shaqeynta...







