Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidamada Booliska Baledweyne oo Nabaddoonno Xabsiga dhigay, kaddib markii ay…
Baledweyne (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska ee Magaalada Baledweyne ayaa xabsiga u taxaabay Odayaal Dhaqameedyo, ka dib markii ay ka horyimaadeen inay gacanta ku soo...
Xildhibaan si kulul u weeraray Ciidamada ku sugan Koontaroollada Madaxtooyada Villa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu dhaliilay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, ee...
Maxaa ku soo kordhay go’doominta Al-Shabaab ay ku soo rogtay degmada...
Luuq (Halqaran.com) - Tan iyo Jimcihii waxaa ka jirta xaalad go’doomin ah degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo ay ku soo rogtay Al-Shabaab, iyadoo...
Caafimaadka: Qaadashada Dawada Dhiig-karka oo la ammaanay habeenkii (Akhri daraasad cusub)
Muqdisho (Halqaran.com) - Daweynta dhiig-karka waxaa wax ku ool u ah dawo qaadashada habeenkii, iyadoo ah mid aad wax tar u leh, gaar ahaan...
UPDATE: Ammaanka Dhuusamareeb oo caawa si aad ah loo adkeeyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Caawa si aad ah loo adkeeyey ammaanka magaalada.
Ciidanka Booliska ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo heshiis la saxiixday dhiggiisa...
Dooxa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Axaddii maanta Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar heshiis kula...







