Tuesday, July 28, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxay ahaayeen hubkii iyo lacagtii ay ciidamada DFS ka soo qabteen...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Somaliya ayaa xalay gudaha u galay guriga uu Magaalada Muqdisho ka daganaa Madaxa shirkadda Hubaal Forex Trading,...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha HirShabeelle ‘Waare’ oo Madaxtooyada Jowhar kula kulmay Saraakiil AMISOM +(SAWIRRO)

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Tallaadadii maanta Madaxtooyada Jowhar ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidamada Amisom ee...
Editor

UPDATE: Madaxweyne hore oo Dil lagu xukumay (Ogow Sababta)!

Pakistan (Halqaran.com) - Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa xukun dil ah ku xukuntay Madaweyinihii hore ee dalkaas Pervez Musharaf, kaddib markii ay ku...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamadii Kismaayo ilaa Baraawe isugu lugeeyay oo maanta soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - 11 askari oo ka mid ahaa 16 askari oo dhawaan ka lugeeyay Magaalada Kismaayo, tageyna Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose...
Duuliye

Puntland oo war Ka soo saartay Habraaca Diiwaan gelinta ...

Garoowe (Halqaran.com)- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay hannaanka iyo habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Qoraal kasoo...
Duuliye

Wakiilka Qaramada Midoobey oo Gaaray kismaayo iyo kullan Xasaasi oo...

Kismaayo (Halqaran.com)- Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo Tallaado ah waxaa gaaray Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha...