Tuesday, August 25, 2026
24.6 C
Mogadishu

Puntland oo war Ka soo saartay Habraaca Diiwaan gelinta ururada Siyaasada

Garoowe (Halqaran.com)- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay hannaanka iyo habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland.

Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorshada ayaa waxaa lagu sheegay in Codsiyada Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland ay bilaabaneysay 15-ii Bishaan December 2019 ayna socon doonto muddo saddex bilood ah.

Shuruudaha ayaa waxa kamid ah, in urur kasta 6 ka mid ah 9-ka gobol ee Puntland, uu ku leeyahay ugu yaraan 300 oo taageeraayaal buuxiyay shuruudaha cod-bixinta iyo sidoo kale in ay reebban yihiin ururada ama xisbiyada leh muuqaalka qabiil ama ciidan, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay.

Halkan hoose ka akhriso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...