Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ku dhacay Donald Trump markii Kongresska Mareykanka uu u codeeyay...
Washington (Halqaran.com) - Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka ayaa u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.
Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey...
Cabdixakiin Dhooba-Daareed: ”Puntland waxay u gacan gashay kaligiis taliye”!
Garoowe (Halqaran.com) - Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland, CabdiXakiin Maxamad Axmad (Dhooba Daareed) ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey, isaga oo eedeyn u...
Muxuu ka yiri taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar shaqo joojintii lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - General Maxamed Sheekh Cumar (Xirsiile), Taliyaha Xabsiga Dhexe Xamar ayaa waxaa uu ka hadlay shaqo joojinta uu ku sameeyay Taliska Ciidanka...
Ammaanka Madaxtooyada Baydhabo oo aad loo adkeeyay
Baydhabo (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in la adkeeyay ammaanka Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo.
Wasaaradda...
DAAWO SAWIRRO: Beelihii ku dagaallamay bariga gobolka Mudug oo heshiiyay (Akhri...
Mudug (Halqaran.com) - Waxgaradka labadii beelood ee horaantii bishan ku wada dagaalamay Deegaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee Bariga Gobolka Mudug ayaa waxay kala saxiixdeen...
Muxuu Siyaasi CC Warsame kala hadlay Safiirrada Ingiriiska iyo Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu Magaalada Muqdsho kulama kula qaatay Safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska ee u joogga...







