Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Madaxweynaha HirShabeelle ‘Waare‘ oo ka digay in qalalaaso ay ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka HirShabeelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay howlaha dhismaha Galmudug oo ay dowladda Soomaaliya ka wado Magaalada...
Beesha Caalamka oo DF Soomaaliya ka dalbatay 11 qodob oo ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa waxay go’aan adag ka soo saartay doorashooyinka Qaranka ee 2020/2021 lagu wado inay dalka ka dhacaan, xilli aanay...
RW Xasan Cali Kheyre oo maanta dib ugu soo laabta dalka,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Jimcihii maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib Socdaalkiisii dalalka Qatar iyo...
AKHRISO: Jadwalka Cusub ee Doorashadda maamulka Galmudug oo lagu dhawaaqay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa ku dhawaaqay Jawalka Doorashada Maamulka Galmudug.
Jadwalka cusub ee Doorashadda Galmudug ayaa noqonaya sidan.
4 Janaayo...
Teknolojiyada: Whatsapp oo joojineysa adeegeeda lagu isticmaalo Mobile-lada qaar Sanadka 2020
Nairobi (Halqaran.com) - Shirkadda Whatsapp ayaa joojin doonta inuu adeegeedu ku shaqeeyo mobile-lada ay ku jiraan barnaamij-kiciyeyaasha iOS iyo Android qaarkood marka uu billowdo...
Tiro Dad ah oo lagu afguubtay duleedka magaalada Wajeer ee Gobolka...
Wajeer (Halqaran.com) – Inta la ogyahay 4 ruux ayaa lagu afduubtay duleedka Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya.
Guddoomiye ku xigeenka Bariga Wajeer...







