Friday, June 19, 2026
26.6 C
Mogadishu

AKHRISO: Jadwalka Cusub ee Doorashadda maamulka Galmudug oo lagu dhawaaqay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa ku dhawaaqay Jawalka Doorashada Maamulka Galmudug.

Jadwalka cusub ee Doorashadda Galmudug ayaa noqonaya sidan.

4 Janaayo waxaa la dooran doonaa Gudoomiyaha iyo Kuxigeenadiisa.

9 bisha Janaayoee sanadka Cusub ayaa loo asteeyay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Halka hoose ka akhriso Jadwalka doorashada Galmudug:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...