Jadwalka cusub ee doorashada maamulka Galmudug
AKHRISO: Jadwalka Cusub ee Doorashadda maamulka Galmudug oo lagu dhawaaqay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa ku dhawaaqay Jawalka Doorashada Maamulka Galmudug.
Jadwalka cusub ee Doorashadda Galmudug ayaa noqonaya sidan.
4 Janaayo...




