Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Al-Shabaab oo sheegtay in Sagaal qof ay ku dishay gudaha...
Gaarisa (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay weerar cusub oo ay ka fuliyeen gudaha dalka Kenya inay ku dileen 9 ruux oo ka tirsan...
Wararkii ugu dambeeyay Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xilli ay dib u dhac ku timid Doorashada Galmudug ayaa waxaa dhanka kale Magaalada Dhuusamareeb ka soconaya dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo iska...
Madaxweynaha Jubbaland: ”Doorasho qof iyo cod ah kama dhici karto Soomaaliya”
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Kismaayo kulan kula qaatay wafdi ka socday Beesha Caalamka ayaa sheegay...
R/Wasaare Kheyre oo maanta ka qeybgalay Madasha Qaxootiga Adduunka ee Geneva
Geneva (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gaaray Switzerland ayaa maanta magaalada Geneva uga qayb galay madasha qaxootiga...
DAAWO VIDEO: Taliyaha Xabsiga dhexe Xamar oo ku kacay fal ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Xabsiga Dhexe Xamar, General Maxamed Shiikh Cumar (Xirsiile) ayaa wuxuu ku kacay fal dareen argagax leh ku abuuray bulshada Soomaaliyeed.
Taliyaha...
SAWIRRO: Guddoomiye Mursal oo la kulmay guddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay xalay Magaalada Muqdisho kula kulmeen Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ee 2020/2021.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka,...







