Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Wakiillada Beesha Caalamka oo baaq deg deg ah u diray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilo ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa booqasho ku tegay Jubaland, waana kulankii saddexaad ee...
Maxaa ka soo baxay kulankii Geneva ku dhexmaray RW Xasan Cali...
Geneva (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa...
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyay taliyihii Xabsiga dhexe,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyey in Shaqada ka joojiyeen Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile,...
DAAWO SAWIRRO: Ciidamada Puntland oo ku guuleystay qarax miino inay ka...
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamada PSF ee Puntland ayaa Arbacadii maanta ku guuleystay inay soo saaraan Miino la galiyay Bartamaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka...
Nin Walaalkiis ku dilay magaalada Dhuusamareeb oo la qabtay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay nin walaalkiis xalay ku dilay Magaalada Dhuusamareeb.
Faa’id Salaad...
XOG CUSUB: Kongreska Mareykanka oo meel mariyay Cafinta daymaha lagu leeyahay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafisay lacagihii deynta ee lagu lahaa.
Arrintan oo ay ansixiyeen aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa waxaa...







