Monday, May 4, 2026
28.4 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Ciidamada Puntland oo ku guuleystay qarax miino inay ka soo saarto magaalada Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) – Ciidamada PSF ee Puntland ayaa Arbacadii maanta ku guuleystay inay soo saaraan Miino la galiyay Bartamaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Sida Saraakiisha ammaanka ay sheegeen Qaraxaan Miinada ayaa waxaa la galiyay wado dhex marta Magaalada gudaheeda si loogu waxyeeleeyo dadka shacabka ah ee Magaalada ku sugan.

Ciidamada ayaa ku guuleystay soo saarista Miinadaasi, iyadoo aysan ka dhalan wax khasaare ah, islamarkaana si nabad ah ku fur furay.

Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ayaa falal amnidaro ka gaysta Magaalada Boosaaso.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...