Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
USA: Guddi Ansixiyay qodobbada xil ka Xayuubinta madaxweyne Trump
Washington (Halqarna.com) - Guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay maamulaan dimoqraadiga ayaa maanta ansixiyey eedeymaha ku saabsan ku-xadgudubka awoodda iyo is-hortaagga...
DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo booqashadii Shanaad maanta ku tagay...
Dooxa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Jimcihii maanta ka dhoofay garoonka Aadan Cadde...
Maxaa ka jira in uu qarka u saaran yahay garoonka Cabdullaahi...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo warramayaa inuu qarka u saaran yahay in uu xirmo, kadib caqabado...
SPORTS: Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka badiyay dhiggooda dalka Burundi
Burundi (Halqaran.com) - Xulka qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga badiyay dhiggooga waddanka Burundi, kadib markii ay maanta oo Jimce ah isku arkeen ciyaar qeyb...
Al-Shabaab oo go’doon gelisay degmada Luuq iyo Xiisad ka taagan deegaanka...
Luuq (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ay bilaabeen inay xaalad go’doomin ah...
Maxaad ka ogtahay heshiiska cusub ee Puntland iyo Imaaraadka Carabta ay...
Boosaaso (Halqaran.com) – Maamul goboleedka Puntland iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqayneed oo oggolaanaya in Hay’adda Bisha...







