Thursday, September 17, 2026
25.1 C
Mogadishu

AKHRISO: Heshiis laga gaaray Khilaafkii ka taagnaa dhismaha maamulka Galmudug (Maxa isbaddelay?)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay ku shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug.

Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Ahlus-unna 20 Xildhibaan looga ogolaaday in laga siiyo Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug oo ka koobnaan doona 89 Xubnood.

Sidoo kale, Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in arrintaan la gaarey, kadib wada-hadallo u socday mudooyinkii la soo dhaafay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna, iyada oo qodobka ugu wyen ay isku hayeen labada dhinac ay aheyd arrinta xulista Baarlamaanka iyo qoondada laga siinayo Ahlusunna.

Halka hoose ka akhriso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...