Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Al-Shabaab oo war ka soo saartay Weerarka lagu qaaday Hoteelka SYL...
Muqdisho (Halqaran.com) - Al-Shabaab ayaa ka hadlay weerarka Caawa dagaalyahano ka Tirsan Ciidankooda ay ku qaadeen Hoteelka SYL oo ku yaala meel ku dhow...
WAR DEG DEG: Rag hubeysan oo Caawa ka dhex dagaallamaya Hotelka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah-faahino dheeraad ah kasoo baxaya Rasaas laga maqlayo Caawa Gudaha Magaaladda muqdisho.
Rasaasta oo u muuqato mid la is weydaarsanayo ayaa...
Wasiirad ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in uu hoos u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye sidoo kalena ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ah ayaa walaac ka...
AKHRISO: Madaxtooyada Puntland oo Digniin deg-deg u dirtay dadka hurinaya Colaadda...
udug (Halqaran.com) - Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Puntland ay ka walaacsan tahay colaada gobolka Mudug, isla markaana...
Macallin Dugsi Quraan oo aano qabiil loo dilay!
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha hoose ayaa sheegaya in Degmada Wanlaweyn lagu dilay Macalin Dugsi Qur,aan.
Kooxo hubaysan ayaa fulisay weerarkaan lagu...
DAAWO SAWIRRO: Walkiilka Qaramada Midoobe Ufadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo Gaarey
Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdigan Ka Socday Qaramada Midoobey ee Maanta Soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa Hogaaminayey Wakiil Qaramada Midoobey Uqaabilsan...







