Monday, August 31, 2026
28.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Madaxtooyada Puntland oo Digniin deg-deg u dirtay dadka hurinaya Colaadda G/Mudug

udug (Halqaran.com) – Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Puntland ay ka walaacsan tahay colaada gobolka Mudug, isla markaana ay ku baaqeyso in si deg deg ah loo joojiyo.

Waxaa kale oo Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyadda Puntland lagu sheegay in Puntland ay u digayso dadka hurinaayo colaada ka taagan Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug, ayaa dagaalkooda wuxuu sababay Khasaare kala duwan oo dhimasho & dhaawac ah.

Halka hoose ka Akhriso war ka soo baxay Puntland:

Xafiiska Wararka Halqaran.coom
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...