Tuesday, July 28, 2026
24.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo Faah-faahin ka bixiyay Khasaarihii ka dhashay Roobab dabeylo...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa faah-faahin ka bixiyay roobab dabeylo wata oo Saacaddihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaanada maamulka Somaliland. Muuse...
Editor

Muslimiinta iyo Masiixiyiinta Kenya oo loogu baaqay in ay u midoobaan...

Wajeer (Halqaran.com) - Hoggaamiyeyaasha gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya gaar ahaan kuwa Ismaamulka Wajeer ayaa si kulul u Cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab 10 qof...
Jama Sh. Yusuf

DF Soomaaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay beelaha ku...

Muqdihso (Halqaran.com) -  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay dhammaan dhinacada ku lug leh dagaalkii ka dhacay gobolka Mudug. War qoraal...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir Oomaar oo wax laga waydiiyay Xayiraadii duulimaadyadii Kismaayo & Safarkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Axadda maanta ka furmay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kulanka Golaha shacabka , kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirka amniga, Maxamed...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiirka Maaliyadda iyo Duqa Muqdisho oo maanta xariga ka jaray xarumo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Shir looga hadlayo Amniga guud ee dalka oo maanta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shir looga hadlayo amniga iyo xasiloonida guud ee dalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...