Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya oo heshiis dhex-dhigtay laba beelood oo ku dagaallamay Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Laba ka mid ah beelaha degga Gobolka Shabellaha Hoose ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii maanta heshiis ku kala saxiixdeen Magaalada Muqdisho.
Labadan...
DAAWO VIDEO: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo soo dhaweysay raali-gelintii Siyaasi C/raxmaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aad u soo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen iyo Odayaasha dhaqanka KG oo ka shiray...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan la qaatey Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Kulankan ayaa looga hadlay...
DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe oo weerar ku qaaday Danjire Camey...
Hargeysa (Halqaran.com) - Feysal Cali Waraabe guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxwayne ku Xigeenkii hore ee Puntland ahna...
Haweenay Dil la yaab leh ka geysatay Muqdisho iyo Wararkii ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Saldhiga Degmada Dharkeenley ee Gobolkaan Banaadir ayaa galabtii Jimcaha waxaa ka dhacday fal dil ah oo ay gaysatay Haweenay shacab ah,...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii Wasiir Beyle iyo Taliyaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, wasiirka Maaliyadda ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa wuxuu Sabtidii maanta la kulmay Taiyahaha Ciidanka Xoogga Dalka,...







