Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan dagaal khasaare geystay oo maanta ka...
Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baya dagaal culus oo Maanta Deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Hiiraan ku dhex-maray Ciidamo dadka deegaanka ah...
XOG CUSUB: CCWarsame oo Weerar Afka ah ku qaaday Sheekh Umal,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa wuxuu weerar afka ah ku qaaday Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ka dib markii uu...
DAAWO VIDEO: Sheekh Umal ‘‘Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Alle ha u Towbad...
Nairobi (Halqaran.com) - Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka hadlay hadalkii doodda badan dhaliyay ee ka...
Maxaa ka ogtahay Ujeedka rasmiga ah ee Duqa magaalada Nairobi Xabsi...
Nairobi (Halqaran.com) - Duqa magaalada Nairobi Mike Mbuvi Sonko ayaa xabsiga la dhigay, kaddib markii uu dacwad oogaha guud ee Kenya soo saaray warqad...
Dawlada Soomaaliya oo War ka soo Saartay Eedeyntii Hogaamiyha Xisbiga Wadajir...
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasiir Maxamed Cabdi Maareeye Wasiirka Warfaafinta xukuumadda fedraalka Soomaaliya oo si kulull ugu jawaabay eedeyntii uu dowladda u jeediyay ,Hogaamiyaha Xisbiga...
CAAFIMAADKA: Halista caafimaad ee ‘Cholestrol’ iyo sida looga hor tegi karo
Muqdisho (Halqaran.com) - Cilmi baadhis la sameeyey ayaa ku talisay in ay lagama maarmaan tahay in qofku marka uu gaadho dhawr iyo labaatan jir...







