Tuesday, July 28, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka jira in Dhoobo-Daareed uu kulamo ka dhan Puntland kawado...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Baarlamanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed), ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Dhoobo-Daareed...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRRO: Degmada Dharkeenleey oo Caawa ku guuleysatay Koobka degmooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa soo gabagaboobay ciyaar aad u xiiso badaneyd oo u dhaxeysay degmooyinka Dharkeenleey iyo Waaberi ee gobolka Banaadir. Kulankaan oo...
Editor

Xasan Sh. Maxamuud oo Shaki badan ka qaba Madaxda dalka hoggaamisa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in madaxda Dowladda Federalka Somaliya ay kororsadaan waqtiga. “Iyadoo...
Ahmed Mohamed

Siyaasi CCW oo sheegay in DF Somaliya ay Xasan Daahir u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay bilowday qorshe lagu khaarijinaayo xubnaha Mucaaradka ku ah Dowladda, iyadoo la...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Maxaa looga hadlay kulankii Wasiir Cawad iyo Safiirka Emirate-ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa wuxuu maanta la kulmay Safiirka Emirate-ka Carabta ee u fadhiya dalka, Amb. Mohammed...
Ahmed Mohamed

58 ruux oo ku dhimatay dooni ku degtay Mauritania

Mauritanien (Halqaran.com) - Ugu yaraan 58 qof ayaa geeriyootay kaddib markii dooni muhaajiriin siday ay ku degaty Badweynta Atlantic-ga ee Galbeed Afrika gaar ahaan meel...