Tuesday, July 28, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE + XOG: Puntland oo si kulul uga hadashay odayaashii lagu...

Boosaaso (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay hawlgalada ka soconaya Magaalada Boosaaso ee lagu xir xiraayo...
Editor

AKHRISO: Madaxweyne Waare oo Xilalkii ka qaaday Wasiirrada Amniga iyo Warfaafinta...

Jowhar (Halqaran.com) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka HirShabeelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa Xilalkii looga qaaday Wasiirada Amniga Gudaha iyo...
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Xildhibaanada labada aqal ee maanta gaaray...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Xildhibaanadan oo ka amba...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Askari ka tirsan ciidanka DF Somaliya oo caawa nin...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in fiidkii caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah mooto bajaajleyda ka...
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Golaha Aqalka Sare oo maanta Ansixiyay Sharciga iibka iyo qandaraasyada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 20 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada AMISOM oo Odayaal ku xir-xiray Buulo-Burde iyo Bannaanbax ka dhacay...

Buulo Burde (Halqaran.com) - Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom gaar ahaan kuwa Jabuuti ee  ku sugan degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa...