Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: Maxaa ka jira in Somaliland ay degmada Taleex ku...
Taleex (Halqaran.com) – Somaliland ayaa waxa ay degmada Taleex ee Gobolka Sool, ku soo dhowaysay ku dhowaad 100 Askari oo ay sheegtay in ay kasoo Goosteen...
Safiirka Mareykanka ee Somaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay qaar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Yamamoto ayaa waxaa uu Magaalada Muqdisho uu weli ka wadaa kulamada uu la qaadanayo dhinacyada...
DAAWO SAWIRRO: Odayaashii dhaqanka ee Saxiixay maamulka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Odayaashii Dhaqanka ee saxiixay Maamulka Galmudug ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Odayaashan ayaa...
SAWIRRO: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyay ku noqoshada Miisaaniyadda DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xildhibaannada Goluhu waxa ay...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Waaberi
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta sidoo kale guddoomiye cusub u magacaabay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.
Cabdicasiis Cismaan Jaamac ayaa loo Magacaabay...
UPDATE: Ciidamada Booliska Soomaaliya oo heegan buuxa la geliyay (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in heegan buuxa la geliyey laamaha kala duwan ee Ciidanka booliska Soomaaliya ee ka howlgalla...







