Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
5 Milyan oo la dul dhigay madaxa sarkaal Al-Shabaab ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa shaaciyay lacag fara badan uu dul dhigay madaxa Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo u dhashay dalka Mareykanka.
FBI-da Mareykanka, ayaa...
Xildhibaan C/Kariin: ”Xisbiga Hilimo Qaran colaad ayuu ka hurinayaa Galmudug”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya, sidoo kalena ka tirsanaay Xisbiga Himilo Qaran, balse laga saaray...
Madaxweynaha Dowlad Goboleed ka Hirshabeele oo Muddo Kadib dib ugu laabtay...
Jowhar (Halqaran.com)- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Maanta oo Tallaado dib ugu laabtay Magaalada Jowhar...
UPDATE: Puntland oo xabsiga dhigtay Nabaddoon C/casiis Cabdi Baydhabood‚ ”Waa Nabaddoonkii...
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Puntland ayaa gelinkii dambe ee Isniintii maanta xabsiga u taxaabeen Nabadoon Cabdicasiis Cabdi Baydhabood oo ka mid ah Odayaasha...
UPDATE: Maxaa ka soo baxay kulankii M/weynihii hore ee Somaliya Xasan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniintii maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha...
Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Jabhadda Korneyl Caarre ku qaaday Ceerigaabo &...
Ceerigaabo (Halqaran.com) - Ciidamo Hubaysan oo ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo.
Weerarkan...







