Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka Ogtahay Heshiiska ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Sweden?...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga , Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku saxiixay Muqdisho xalay fiidkii oo Axad ahayd...
Duqa Muqdisho ‘Filish’ oo guddoomiye cusub u magacaabay degmada Shaangaani, kaddib...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Shangaani ee Gobolka...
Boosaaso: Puntland oo Sabab cajiib ah u xirtay Siyaasi caan ah...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa xabsi ku yaalla mar kale lagu xiray Siyaasi deegaanada Puntland caan ka ah,...
XOG LA HELAY: Puntland oo heshiis saameyn xooggan ku leh DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkada Blackwater ayaa mar kale soo laba kacleysay marka loo Eego hanqal taageeda Soomaaliya iyo Mashaariicda ay ka fulineyso.
Madaxweynaha maamulka Puntland...
Shariif Sh. Axmed oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Somaliya‚‘‘Ma aqbali...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto.
Gudoomiyaha...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee Golaha Aqalka sare ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulankii 19aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu...







