Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

Puntland oo dalacsiisay taliye Xaaskiisa si ula kac ah u qaad...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka...
Editor

DHAGEYSO: Xildhibaan Xiddig oo Jawaab kulul bixiyay, ”Xubnaha Isbedel doonka Jubbaland...

Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdi-rashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo golaha isbedel doonka Jubbaland ayaa Axaddii maanta shaaca ka...
Editor

Madaxweyne Muuse Biixi oo xil ka qaadis ku sameeyay xubno ka...

Hargeysa (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday xubno ka mid...
Weriye Ahmed Abdi

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay Gedo

Baardheere (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ka hawlgala Gobolka Gedo, ayaa sheegay inay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab kadib weerar ay...
Weriye Ahmed Abdi

Xilliga la qabanyo Ciyaarta kama dambeysta ‘Finalka’ degmooyinka gobolka Banaadir oo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiya ciyaaraha gobolka Banaadir, Xasan Xaaji Aadan ayaa sheegay in kulanka kama dambeyska ah ee u dhaxeeya degmooyinka Dharkenleey iyo Waaberi...
Weriye Ahmed Abdi

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn khasaare geystay ka fuliyay magaalada Jilib &...

Jilib (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Sabtidii shalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn ay...