Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Liiska Odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub ee Galmudug oo la...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga farsamada ee dhismaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wareejiyay liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug.
Wasaaradda Arrimaha...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib markii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii magaalada Addis...
XOG CUSUB: Axmed Madoobe oo guul kula laabanaya Kismaayo iyo Villa...
Nairobi (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Madoobe ayaa iska fur furay culeyskii siyaasadeed ee ka heystay mucaaradka Jubbaland, wuxuuna dib ugu laabanayaa...
Muqdisho: Saxafi loo heysto Dilkii Almaas Elman oo xaalad halis ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya xaaladda uu ku sugan yahay Saciid Fadhaye oo ah filimqaade Soomaali ah oo la socdey...
XOG XASAASI: Feysal Cali Waraabe oo kashifay xogta kulankii uu la...
Nairobi (Halqaran.com) - Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa uu...
DAAWO VIDEO: Sheekh Kenyawi oo raali-geliyay Dumarka Soomaaliyeed, “Runtii Khaladkayga waan...
Nairobi (Halqaran.com) - Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyawi oo ka mid ah cullimada caanka ah ee Soomaaliya, ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal uu dhawaan siidaayay...







