Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka ogtahay Ujeedka Safarka Sheekh Shariif uu ku tagay Jabuuti?
Dhamaadkii November 2019 waxaa Jibuuti booqasho ku tagay madaxwaynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif, halkaas oo uu kula kulmay madaxwaynaha Jibuuti, Ismaciil Cumar Geelle.
Inkastoo...
UPDATE: Ciidamada Militariga Itoobiya oo ku sii qul-qulaya magaalada Dhuusamareeb (Maxaa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya oo aan qayb ka ahayn Xoogaga...
XOG: Maxaa ka jira in beeha qaar ee G/Sh/Hoose aan wax...
Baydhabo (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah beelaha degga Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa la qorsheynayaa inaanan xubno laga siin Baarlamaanka labaad ee loo...
SAWIRRO: DF Somaliya oo si weyn u soo dhaweysay is-beddelka lagu...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa...
SAWIRRO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay Safiirka Denmark ee...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo booqasho ku joogga Magaalada Nairobi ayaa waxa xalay kula kulmay Safiirka...
UPDATE: Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - G/sare Jaamac Maxamed Axmed, taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa eedayn kulul u...







