Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG: DF Somaliya oo looga digay inuu dhiig ku daato dhismaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee dib u heshiisiinta Mamulka Galmudug Cismaan Dheere oo la hadley Warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya hadii...
DAAWO VIDEO: ‘‘Xisbiga Waddani waxaa ku jira raggii ugu musuqa badnaa...
https://youtu.be/q78OjftqsCQ
UPDATE: Golaha Wasiirrada XF Somaliya oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran ee isgaarsiinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda...
DAAWO SAWIRRO: Duqa Muqdisho iyo Madaxda Ciidanka AMISOM oo maanta arrimo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Muqdisho, ahna guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, Cumar Maxamed Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee...
Madaxweynaha JF Somaliya ‘Farmaajo’ oo u ambabaxay dalka Itoobiya, si uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas...
XOG CUSUB: Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay xiisadda ka...
Nairobi (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiisti maanta safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaliya mudane Benfender ku...







