Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Wasiir Sabriye oo maanta tagay Dhuusamareeb, Muxuu yahay Ujeedkiisa?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, gaaray wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Cabdi Maxamud Sabriye.
Wafdigaan ayaa...
Amaro culus oo lagu soo rogay M/Dhuusamareeb ‘‘Shirar siyaasadeed laguma qaban...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Hay‘addaha ammaanka dowladda Federalka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray awaamiir la xiriirta shirarka Siyaasadeed ee lagu qabto...
XOG: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta RW Xasan Cali Kheyre...
Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku wada yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Kulanka...
UPDATE: Labada Aqal ee BF Somaliya oo berri kulan xasaasi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, (Golaha Shacabka iyo Aqalka sare) ee dalka ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta berri oo tallaado...
DAAWO VIDEO: Faah-faahin cusub oo ka soo baxeysa dagaalkii gobolka Sanaag...
Sanaag (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh geystay oo maanta ka dhacay buuraleyda gobolka Sanaag.
Wararka ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo maanta la kulmay dhaqaatiir ka...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Dhakhaatiir ka socota Ururka Dhallinyarada...







