Monday, July 27, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

Maxaa ka jira in ciidamada kenya ay la wareegeen Amniga madaxweyne...

Mandheera (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Kenya ay la wareegeen amniga...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan shaaca ka qaaday in Ahlu Sunna quseynin Jadwalka doorashooyinka Galmudug

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Shaacir Sheegow Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee waqtigiisu sii dhamaanayo ayaa sheegay inaanu jadwalkaasi waxba ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Korneyl Macow ‘‘Amarkii lagu celiyay Xildhibaanadda wuxuu ka soo baxay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo horey uga tirsanaa Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), haataana ku nool dalka Mareykanka ayaa...
Duuliye

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka dhacay Gobolka Sanaag

Muqdisho (Halqaran.com)- Deegaan hoos yimaada Gobolka Sanaag oo lagu magacaabo Waqadariya ayaa waxaa laga soo sheegayaa in halkaas uu ka dhacay dagaal...
Duuliye

Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo Kormeer Ku Tagay Dagmooyin ka Roobab...

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed cumar Finish asaga oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenadiisa ayaa xalay...
Editor

XOG LA OGAADAY: Fahad Yaasiin oo diidan inuu hortago Baarlamaanka Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa waxaa uu ka biyo diidan yahay in uu...