Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo daah-furay madasha habeenka haweenka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Habeenka Haweenka Puntland.
Madashan oo ah mid...
DAAWO VIDEO + XASAASI: ‘‘Muuse Biixi wuxuu ku tumanayaa Sharciga &...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xiri Cali Xaaji Xasan, hoggaamiyaha xisbiga waddani ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku eedeeyay inuu ku tumanayo sharciga.
Wuxuuna sheegay inaan qofka...
DAAWO VIDEO: Xisbiyada Mucaaradka Wadani & UCID oo ka hor-yimid muddo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Xisbiyadda Mucaaridka ah ee Wadani iyo UCID ayaa waxa ay si kulul uga hadlay muddo kordhintii Axaddii maanta Baarlamaanka Somaliland iyo...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo war deg-deg ah ka soo saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Xadgudubyo ay...
Markaan Tabar Hayayna Talo Ma Hayn, Hadda Oo Aan Tabar Beelayna...
Maqaal (Halqaran.com) - Wararka Kismayo la isla dhex marayo waxay sheegayaan in Axmed Madoobe xaaladdu aad ugu xuntahay, xag dhaqaale, xag siyaasadeed, xag awood...
Golaha guurtida Somaliand oo muddo kordhin cusub loo sameeyay, maxaase Sababay?
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Guurtida ee Xukuumadda Somaliland oo Axaddii maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey golaha wakiillada...







