Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo war deg-deg ah ka soo saaray dhibaatooyinka ciidanka…

Madaxdii hore ee dalka & guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaranka

Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Xadgudubyo ay sheegeen in Ciidanka Itoobiya ay ka geysteen Gobolka Gedo ee dowlad Goboleedka Jubbaland.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka Itoobiya inay Gobolka Gedo ay ka wadaan dhibaatooyin kala duwan, isla markaana Ciidanka ay isku hor istaag ay ku sameeyeen Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland xili uu doonayay inuu ka galo Balad-xaawo.

Madasha Xisbiyada ayaa sidoo kale caddeeyay in kulankii Madaxweyneyaashii hore ee dalka iyo Madaxweyne Farmaajo qodoboda looga hadlay ay kamid ahaayeen arrimaha Jubbaland iyo dhibaatooyinka ka dhacaya Gedo.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Madasha Xisbiyada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...