Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Golaha Aqalka sare ee BF Somaliya oo maanta Ansixiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayaa meel mariyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha...
Dowladda Soomaaliya oo si adag u beenisay in cudurro laga helay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga horyimid daraasad khaldan oo jaamacad ku...
AKHRISO + XOG XASAASI: DF Somaliya oo go’aan cad ka qaadatay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba joojisay muxaadaro qorshaha uu ahaa in magaalada Muqdisho uu ku qabto Sheekh...
XOG: Maxaa ka jira in madaxweynaha Puntland uu safar deg-deg ah...
Boosaaso (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdillaahi Dani ayaa lagu wadaa inuu markii u horeysey u safro magaalada Muqdisho tan iyo...
DAAWO VIDEO XASAASI: Sheekh Cabdi Xayi ‘‘Siyaasiyiintii haday heshiiyeen Culimadii bay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo uu meel xun uu gaaray khilaafka dhexmaray Sheekh Umal iyo Sheekh Soomaw ayaa waxaa Jimcihii maanta si cajiib ah uga...
Yusuf Garaad soo bandhigay habka ugu fudud ee lagu ogaan karo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Yuusuf Garaad Cumar , wasiirkii hore ee arrimaha Soomaaliya ayaa qoraal uu bartiisa facebook soo dhigay uga hadlay hab baaritaan oo...







