Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya.
Danjiraha Boqortooyada...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo Kullan Xasaasi ah Yeeshay
Nairobi (Halqaran.com)- Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa kulan ku yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay , kulanka Golaha ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay maareeyaha garoonka Kismaayo, Muxuu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Arbacadii maanta la kulmay Maamulka Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee...
DAAWO VIDEO: Madasha Xisbiyada Qaran oo baaris dhab ah dalbatay in...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay Dowladda Soomaaliya ka dalbadeen inay baaritaan dhameystiran ku samayso dilkii shalay galab Magaalada Muqdisho loogu...
Hal Xaaraan ah Nirig Xalaal ah ma Dhasho
Dhibaatooyinka ugu waa-wayn oo maanta Soomaaliya haysta waxaa ka mid ah oday dhaqameedyada laaluushka qaata oo aan kala jeclayn xalaal iyo xaaraan, adduun iyo...
AKHRI: DF Somaliya oo war culus ka soo saartay dilkii Almaas...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay si kulul u cambaareysay dilkii Almaas Elman loogu gaystay Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la garanayn cidda dhabta...







