Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Kulan xasaasi ah oo maanta dhexmaray taliska booliska Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa wuxuu Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna...
Almaas Elman oo maanta lagu toogtay gudaha xarunta Xalane ee Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta xeradaha ciidamada AMISOM ee Xalane lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Almaas Elman Cali, sida ay sheegeen dad goobjoog...
Dagaal Khasaare geystay oo maanta ka dhacay Ex-Kontrool Afgooye & Khasaare...
Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xerada Asluubta iyo Agagaarka Ex Control Afgooye ayaa waxay ay sheegayaan, in uu...
Shirkii looga hadlayay dhammeystirka dastuurka KMG oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhammeystirka Dastuurka KMG ah kaas oo ay...
Kooxo hubeysan oo weerar ku dilay shaqaale ka tirsan Jaamacad ku...
Mombasa (Halqaran.com) - Booliska Gobolka Xeebta ah ee dalka Kenya ayaa sheegay in laba ka mid ah shaqaale Jaamacadeed ay ku dhinteen kaddib markii...
DAAWO VIDEO + XASAASI: Boqor Buur-madow oo Afka furtay, ‘‘Isma casilayo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Waqtigan is-casilo Cabdirashiid Riyo raac oo Muran dhaliyey markii lagu soo...







