Monday, July 27, 2026
25.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Laba nin oo dhallinyaro ah oo Caawa lagu dilay Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay dilal siyaabo kala duwan loogu geystay labada dhallinyaro ah. Ciidamada Booliska ee Degmada Hodan ayaa waxay...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cirro ‘‘Hargeysa waxa ka socda waa Fal Argagixisnimo,...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland Cabdiraxman Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in waxa Somaliland ka dhacaya ay...
Editor

SAWIRRO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo hadda kadib la xisaabtamaya Wasiirrada Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxa uu maanta bilaabay la xisaabtanka Golihiisa Wasiirada, iyadoo Wasaaradaha uu ka dhageysanayo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Maxay DF Somaliya kaga jawaabtay muddo kordhinta xayiraadda Hubka...

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ee waqtiga loogu kordhiyay Xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya. Cabdi Siciid...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: ‘‘Maanta Hargeysa Xamar ayaa laga dhigay, wixii dhacayna waxaa...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xoghaye ku-xigeenka arrimaha gudaha ee xisbiga Waddani Sacad Cali Black, ayaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ku eedeeyay in...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Taliyihii NISA ee gobolka Mudug oo Caawa lagu dilay...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in caawa magaalada lagu dilay taliyhii hay’adda nabad sugidda ee gobolka Mudug Xaashi...