Wednesday, April 22, 2026
29.5 C
Mogadishu

XOG XASAASI: ‘‘Maanta Hargeysa Xamar ayaa laga dhigay, wixii dhacayna waxaa mas’uul ka ah Xukuumadda Muuse Biixi‘‘! waxa yiri…

Sacad Cali Black

Hargeysa (Halqaran.com) – Xoghaye ku-xigeenka arrimaha gudaha ee xisbiga Waddani Sacad Cali Black, ayaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ku eedeeyay in ay qal-qalgelineyso xaaladda ammaan ee Somaliland, gaar ahaan xaaladda nabad-galyo ee Maroodi-Jeex.

Mr. Black ayaa sheegaya, in xukuumada Somaliland ay subixii Isniinta waddooyinka soo dhoobtay ciidamo aad u fara badan, iyagoona ciidamo kale hor-dhigay xarunta xisbiga Waddani ee magaalada Hargeysa.

Taageerayaasha Xisbiga Waddani, ayaa maanta xoog ku galay xarunta Xisbiga, kaddib markii loo diiday inay gudaha u galaan xarunta.

Haddaba hoose ka daawo Muuqaalk Xoghaye ku xigeenka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cirro ‘‘Hargeysa waxa ka socda waa Fal Argagixisnimo, mana aqbalayno‘‘!

XOG CUSUB: Maxay DF Somaliya kaga jawaabtay muddo kordhinta xayiraadda Hubka ee saaran Somaliya?!

DEG DEG: Taliyihii NISA ee gobolka Mudug oo Caawa lagu dilay Gaalkacyo

Guddoomiyaha Maxkamadda ciidanka Qalabka Sida oo maanta tagey magaalad Gaalkacyo + (Ujeedka)

SAWIRRO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo hadda kadib la xisaabtamaya Wasiirrada Jubbaland

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Diinsoor & Wararkii ugu dambeeyay

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...