Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoomiyaha Maxkamadda ciidanka Qalabka Sida oo maanta tagey magaalad Gaalkacyo +...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Korneyl Xasan Cali Nuur (Shuute), gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, iyo xubno uu horkacayo ayaa maanta gaaray Magaalada...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Diinsoor & Wararkii ugu...
Diinsoor (Halqaran.com) – Dagaal maanta ka dhacay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu ka...
Maxaa ka jira in maxaabiista Kenya sanadkii la siiyo wax ka...
Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamad ku taallo dalka Kenya ayaa ku gacan seyrtay dacwad loo gudbiyey oo ku saabsaneyd in mushaarka maxabiista la siiyo la...
UPDATE: Afhayeenkii Xisbiga Waddani oo caawa Xabsi ku hooyanaya iyo Xaaladda...
Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan booliska Somaliland ay la wareegeen xaruntii dhexe ee Xisbiga...
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi uu...
DAAWO VIDEO: Hargeysa oo berri banaanbax siyaasadeed ka dhacayo & guddoomiye...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa ugu baaqay Taageerayaasha Xarunta Xisbiga...







