Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG XASAASI: CCW oo ka hadlay sababta uu ku diiday Madasha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay sababtii uu xisbiga Wadajir uga mid noqon waayey Madasha Xisbiyada Qaran ee dhowaan looga...
XOG: PUNTLAND oo shaacisay in xal rasmi ah laga gaaray Xiisadii...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland Maxamed Axmed Kulan, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xal laga gaaray xiisaddii maalmihii...
DEG DEG + DAAWO VIDEO: Madaxweyne Muuse Biixi oo cabsi weyn...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxwaynaha Xukuumadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay dowladda federaalka...
Wasiir ka tirsan DF Somaliya oo sheegay inay dhawaan billaabaneyso soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta sheegay in dhawaan la bilaabi doono soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka...
SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Filish oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtidii maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...
DAAWO SAWIRRO: Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay guddiga doorashooyinka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen guddoomiyaha cusub.
Waxayna codka ansixinta geliyeen guddiga...







