Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay guddiga doorashooyinka Puntland

Garoowe (Halqaran.com) – Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen guddoomiyaha cusub.

Waxayna codka ansixinta geliyeen guddiga kumeel gaadhka ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC.

Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa shir Guddoomiyay kulanka ay yeesheen Xildhibaanada.

Xildhibaanada ayaa ansixiyay Guddiga doorashooyinka waxayna ka dalbadeen in ay dardargaliyaan shaqooyinka loo idmaday.

Baarlamaanka Puntland ayaa wajahaya Khalaalase Siyaasadeed tan iyo markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...