ansixiyay guddiga doorashooyinka Puntland ee
DAAWO SAWIRRO: Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay guddiga doorashooyinka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen guddoomiyaha cusub.
Waxayna codka ansixinta geliyeen guddiga...




